PC에서 Quraan (Holy Quran in Somali) 용 호환 APK 다운로드
| 다운로드 | 개발자 | 평점 | 점수 | 현재 버전 | 성인 랭킹 |
|---|---|---|---|---|---|
| ↓ PC용 APK 다운로드 | Tatsiana Shukalovich | 0 | 1.2 | 4+ |
호환되는 PC 앱 또는 대안 확인
| 소프트웨어 | 다운로드 | 평점 | 개발자 |
|---|---|---|---|
| |
PC 앱 받기 | /5 0 리뷰 |
Tatsiana Shukalovich |
에뮬레이터의 중요성은 컴퓨터에서 안드로이드 환경을 흉내 내고 안드로이드 폰을 구입하지 않고도 안드로이드 앱을 설치하고 실행하는 것을 매우 쉽게 만들어주는 것입니다. 누가 당신이 두 세계를 즐길 수 없다고 말합니까? 우선 아래에있는 에뮬레이터 앱을 다운로드 할 수 있습니다.
A. Nox App . OR
B. Bluestacks App .
Bluestacks는 매우 대중적이므로 개인적으로 "B"옵션을 사용하는 것이 좋습니다. 문제가 발생하면 Google 또는 Naver.com에서 좋은 해결책을 찾을 수 있습니다.
Bluestacks.exe 또는 Nox.exe를 성공적으로 다운로드 한 경우 컴퓨터의 다운로드 폴더 또는 다운로드 한 파일을 일반적으로 저장하는 곳으로 이동하십시오.
찾으면 클릭하여 응용 프로그램을 설치하십시오. PC에서 설치 프로세스를 시작해야합니다.
다음을 클릭하여 EULA 라이센스 계약에 동의하십시오.
응용 프로그램을 설치하려면 화면 지시문을 따르십시오.
위 사항을 올바르게 수행하면 소프트웨어가 성공적으로 설치됩니다.
이제 설치 한 에뮬레이터 애플리케이션을 열고 검색 창을 찾으십시오. 지금 입력하십시오. - Quraan (Holy Quran in Somali) 앱을 쉽게 볼 수 있습니다. 그것을 클릭하십시오. 응용 프로그램 창이 열리고 에뮬레이터 소프트웨어에 응용 프로그램이 표시됩니다. 설치 버튼을 누르면 응용 프로그램이 다운로드되기 시작합니다. 이제 우리는 모두 끝났습니다.
그런 다음 "모든 앱"아이콘이 표시됩니다.
클릭하면 설치된 모든 응용 프로그램이 포함 된 페이지로 이동합니다.
당신은 Quraan (Holy Quran in Somali) 상. 그것을 클릭하고 응용 프로그램 사용을 시작하십시오.
Mac OS 에서 Quraan (Holy Quran in Somali) 다운로드
| 다운로드 | 개발자 | 점수 | 현재 버전 | 성인 랭킹 |
|---|---|---|---|---|
| 무료 - Mac 에서 다운로드 | Tatsiana Shukalovich | 1.2 | 4+ |
Quraan (Quran in Somali) Quraan Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.[5] Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki[5] (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood. Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka. Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda. Micnaha & Sharaxaada Quraanka Qoraalka Quraanka kariimka ah qarnigii 11aad waqooyiga Afrika. Ereyga quraan waxaa kitaabka Quraan laga dhex helaa 70 jeer, kuwaasi oo qaarkood yihiin ficil (verb) iyo magac (noun) ah qaraa (ﻗﺮﺃ) oo macnaheedu tahay "akhriyey" ama "la akhriyey". Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed, isla markaana wuxuu kala saaraa runta iyo beenta; mugdiga iyo iftiinka; janoda iyo cadaabta; ifka iyo aakhiroda. Kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) waxaa lagu magacaabaa Al-Furqaan, kaasi oo ah tilmaamid ("al-huda"), xikmad, xasuusinta Alle ("al-dikhri"), iyo mid samada sare laga soo diray ("tanziil"). Samayska Kitaabka Quraanka Quraan waa kiitaabka Illahey ee saldhiga u ah diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi ku xidhan yihiin. Quraan waa hadalka ilaaheey mana aha mid la sameeyey ama la abuuray waa waxyi ka yimid xagga rabbi.